Hadda socda4 ilo · la cusboonaysiiyay

Soomaaliya oo ka Guddoontay Waraaqaha Aqoonsiga Afar Safiir oo Cusub

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar safiir oo cusub oo loo soo magacaabay Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Soomaaliya oo ka Guddoontay Waraaqaha Aqoonsiga Afar Safiir oo Cusub
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar safiir oo cusub oo loo soo magacaabay Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee…
Ka akhri Goobjoog ↗
RG
Radio Galgaduud
Soomaaliya oo Qaabishay Waraaqaha Aqoonsiga Afar Safiir oo Cusub
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa ka guddoomay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar safiir oo cusub…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
SM
Soomaaliya oo qaabishay waraaqaha aqoonsiga afar safiir oo cusub
MUQDISHO, Soomaaliya — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali “Dhaay”, ayaa ka guddoomay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar safiir oo cusub oo loo…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
RG
Radio Galgaduud
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Shir-guddoomiyay Kulanka Guddiga Joogtada Ah Aqalka Sare
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
PP
Puntland Post
Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay 7 safiir
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada warqadaha aqoonsiga danjirenimo kaga guddoomay safiirro cusub oo ka
Ka akhri Puntland Post ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.