A
Allbanaadir
·

Fiqi: “Ilhan Omar waxaa loo beegsanayo Waa asalkeeda Soomaalinimo”

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay waxa ay ku tilmaantay bartilmaameedsiga siyaasadeed ee lagu hayo xildhibaan Ilhan Omar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka, iyadoo…