JN
Jowhar News
· 2 saac ka horDhaqaale

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray Dekeda Muqdisho

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray Dekeda Muqdisho

July 29 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo uu ugu kuurgalay…