RG
Radio Galgaduud
· 1 saac ka hor

Madaxweyne Deni oo xarigga ka jaray 20-KM oo ka mid ah waddada Bacaadweyn iyo Gaalkacyo

Madaxweyne Deni oo xarigga ka jaray 20-KM oo ka mid ah waddada Bacaadweyn iyo Gaalkacyo

Madaxweynaha Maamulka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray wajiga koowaad ee waddada laamiga ah ee isku xirta Bacaadweyn iyo Gaalkacyo, oo ka tirsan…