G
Webiga Shabeelle oo Ku Dhowaaday Heerka Digniinta Fatahaadaha
Heerka biyaha Webiga Shabeelle ee magaalada Jowhar ayaa toddobaad gudihiis si weyn kor ugu kacay, isagoo ku dhowaaday heerka digniinta fatahaadda, sida lagu sheegay saadaashii ugu dambeysay ee FAO-SWALIM.
Ka akhri Goobjoog ↗