KT
Kaab TV
·

Duqeymo ka dhacay duleedka Baydhabo iyo su’aalaha ka dhashay mas’uuliyadda khasaaraha shacabka

Xaaladda amni ee magaalada Baydhabo iyo deegaanada ku dhow ayaa weli ah mid kacsan, iyadoo la soo sheegayo duqeymo diyaaradeed oo xalay ka dhacay qaar ka mid ah tuulooyinka hoostaga magaalada,…