KT
Kaab TV
·

Buulobarde oo loo qorsheynayo caasimadda Hirshabeelle: Ma la dejin karaa xiisadda Hiiraan?”

Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan maamulka Hirshabeelle ayaa yeelan karta weji cusub, kaddib markii Madaxweyne-ku-xigeenka maamulka, Cabdifataax Xasan Afrax, uu magaalada Beledweyne kula hadlay…