RJ
Radio Jowhar
·

Khayre oo Xasan Sheekh ku eedeeyay abaabul ciidan oo lagu beegsanayo madaxdii hore

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa ka digay cawaaqibka ka dhalan kara dhaqdhaqaaqyada ciidan ee uu sheegay in lagu beegsanayo guryaha ay Muqdisho ka deggan yihiin…