KT
Kaab TV
·

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle ma ka qeyb geli doonaa caleema-saarka Jowhar iyadoo xiisaddu ka taagan tahay Beledweyne?

Xiisadda siyaasadeed iyo amni ee ka taagan magaalada Beledweyne ayaa dhalisay su’aalo ku saabsan ka qeybgalka Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle, Cabdifataax Xasan Afrax, ee munaasabadda…