RG
Radio Galgaduud
·

Dowladda Soomaaliya oo si adag u cambaaraysay magacaabista safiirka Israa’iil ee Hargeysa iyo dhagax-dhigga dhisme safaaradeed

Dowladda Soomaaliya oo si adag u cambaaraysay magacaabista safiirka Israa’iil ee Hargeysa iyo dhagax-dhigga dhisme safaaradeed

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay tallaabada ay Israa’iil ku sheegtay inay safiir u soo magacawday magaalada…