A
Allbanaadir
· Siyaasad

Somaliland oo xabsiga dhigaysa madaxda Shirkadaha Korontada ee Hargaysa.

Xukuumadda Somaliland ayaa ka hortimid qiimo-kordhin ay sameeyeen shirkadaha korontada, iyadoo shacabka lagu wargeliyay in aysan bixin wax ka badan $0.59 halkii kilowatt-saac, oo ahaa qiimihii hore.…