KT
Somaliland oo tallaabo ka dhan ah shirkadaha korontada qaadaysa, Booliska oo loo gudbiyey waaranno lagu soo qabanayo masuuliyiin
Xukuumadda Somaliland ayaa ka hortimid qiimo-kordhin ay sameeyeen shirkadaha bixiya adeegga korontada, iyadoo shacabka lagu wargeliyey inaysan bixin wax ka badan $0.59 halkii kilowatt-saac, oo ah…
Ka akhri Kaab TV ↗