KT
Kaab TV
·

Aadan Madoobe oo ku dhowaad shan bilood xilka Koonfur Galbeed haya, dagaallada gobolka oo sii socda

Hogaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa xilka hayay muddo ku dhow shan bilood, xilli deegaano ka tirsan maamulkaasi ay ka socdaan dagaallo u dhexeeya…