G
Goobjoog
·

Dagaalkii Muqdisho ee “Black Hawk Down”

WQ: Bahda Tifaftirka Maanta oo kale, 3dii Oktoobar 1993kii, waxaa magaalada Muqdisho ka qarxay dagaal culus oo dhex maray ciidammada gaarka ah ee Maraykanka iyo xoogaggii hubaysnaa ee Isbahaysigii Qaranka…