BS
Xuutiyiinta iyo al-Shabaab: Xidhiidh noocee ah ayaa ka dhaxeeya labada kooxood?
Warbixinno ayaa tilmaamaya in ay sii kordhayaan xidhiidhada Xuutiyiinta iyo kooxaha hubaysan ee Geeska Afrika, gaar ahaan Al-Shabaabta Soomaaliya, iyadoo ay jiraan eedeymo sheegaya in iskaashigaasi…
Ka akhri BBC Somali ↗