RJ
Radio Jowhar
·

Axmed Madoobe oo ku wajahan Garoowe maxaa uu kala hadlayaa Deni?

Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa la filayaa inuu maalmaha soo socda safar ku tago magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, halkaas oo uu kulan kula yeelan doono Madaxweynaha…