KT
Macawiisleyda Hiiraan oo la sheegay inay faarujinayaan difaacyada, khilaafka siyaasadeedna sii xoogeysanayo
Ciidamada difaaca shacabka ee Macawiisley ayaa waxaa ay ka soo baxeen qaar ka mid ah furimaha dagaalka, isla markaana ay ku qulqulayaan magaalada Beledweyne, xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka…
Ka akhri Kaab TV ↗