A
Allbanaadir
·

War cusub oo ka soo kordhay dabaqii ku dumay Islii-Nairobi

Waxaa weli socda baadi-goobka dadka la la’yahay kaddib markii dhisme dabaqyo badan ka koobnaa uu Jimcihii ku dumay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, caasimadda dalka Kenya, iyadoo mas’uuliyiintu…