RJ
Radio Jowhar
· 2 saac ka hor

Dagaal culus oo saaka ka socda Baydhabo

Dagaal qaraar ayaa aroornimadii hore ee saaka ka bilowday daafaha magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay, kaas oo u dhexeeya ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidamo daacad u ah…