PP
Puntland Post
·

Wararkii ugu dambeeyay ee xiisadda Qardho

Wararkii ugu dambeeyay ee xiisadda Qardho

Ilaa shan qof ayaa ku dhintay, ku dhawaad toban kalana waa ku dhaawacmeen iska hor-imaad iyo rabshado maanta galinkii dambe