Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 18 saac ka hor

Puntland oo ka hadashay howlgal laga fuliyay Qardho

Puntland oo ka hadashay howlgal laga fuliyay Qardho

Ciidanka Booliska gobolka Karkaar ayaa sheegay in uu qabtay maleeshiyaad hubaysan oo shalay jid-gooyo dhigtay duleedka bari ee magaalada Qardho. Hadal qoraal

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post1 maalin ka hor
Puntland oo ka hadashay howlgal laga fuliyay Qardho
Ciidanka Booliska gobolka Karkaar ayaa sheegay in uu qabtay maleeshiyaad hubaysan oo shalay jid-gooyo dhigtay duleedka bari ee magaalada Qardho. Hadal qoraal
Ka akhri Puntland Post
HM
Horseed Media1 maalin ka hor
Puntland oo faahfaahin ka bixisay hawlgal ka dhacay duleedka Bari ee Qardho.
Laamaha ammaanka Puntland ee gobolka Karkaar ayaa ku dhawaaqay in gacanta lagu soo dhigay rag hubaysan…
Ka akhri Horseed Media
G
Goobjoog18 saac ka hor
NISA oo Hawlgal Qorshaysan ka Fulisay Tardo
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa sheegtay in ciidamadeedu, iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka, ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Tardo ee Gobolka Hiiraan. NISA…
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay