RJ
Radio Jowhar
· 2 saac ka horAmni

MW Xasan Sheekh iyo Museveni oo arrimo xasaasi ah ka wadahadlay

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaasi oo uu kulan miro dhal ah kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Yugaandha,Yoweri…