RG
Radio Galgaduud
· 1 saac ka horSiyaasad

Madaxweyne Deni oo Daah-furay Xarunta Guud ee Guddiga Doorashooyinka Puntland

Madaxweyne Deni oo Daah-furay Xarunta Guud ee Guddiga Doorashooyinka Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray xarunta guud ee Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Puntland (PEC), taas oo loogu…