G
Goobjoog
· 2 saac ka horSiyaasad

Guddiga doorashooyinka oo shaacisay jadwalka doorashada Hirshabeelle

Muqdisho – Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka doorashada Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, isagoo gudanaya waajibaadkiisa…