KT
Kaab TV
· Dhaqaale

Ganacsigii Suuqa Tabeellaha Sheekh Ibraahim oo Albaabada Loo Xiray Kadib Amar Lacageed oo la Soo Rogay+Sawirro

Ganacsigii Suuqa Tabeellaha Sheekh Ibraahim ee magaalada Muqdisho ayaa hakad galay, kadib markii ganacsatada lagu wargeliyay inay albaab kasta bixiyaan lacag dhan 20 doolar, taas oo aan si cad loo…