RJ
Radio Jowhar
· 1 saac ka horAmni

Xubin ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka KGS ee Baydhabo

Maxamed Isaaq Arbo, oo sida lagu sheegay war kasoo baxay Taliska Saldhigga Booliska Degmada Baydhabo, kasoo goostay kooxda Al-Shabaab, ayaa maanta isku soo dhiibay Dowladda Koonfur Galbeed…