RJ
Radio Jowhar
· 1 saac ka hor

Ciidan iyo Saraakiil Somaliland ka tirsanaa oo ku biiray Maamulka Waqooyi Bari

Ciidan iyo saraakiil hore uga tirsanaa Somaliland ayaa la sheegay inay ku biireen Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, gaar ahaan deegaanka Yube ee gobolka Sanaag. Dhinaca kale, Dowladda Federaalka…