← Ku noqo bogga hore Hadda socda 3 ilo · la cusboonaysiiyay 19/08/2026
Waqooyi Bari oo soo dhaweysey sarkaal ka soo goostay maaulka Somaliland. Maamulka Waqooyi Bari ayaa deegaanka Fiqi Fuliye ee gobolka Sanaag ku soo dhaweeyey taliyihii aagga degmada…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday HM
Waqooyi Bari oo soo dhaweysey sarkaal ka soo goostay maaulka Somaliland.
Maamulka Waqooyi Bari ayaa deegaanka Fiqi Fuliye ee gobolka Sanaag ku soo dhaweeyey taliyihii aagga degmada…
Ka akhri Horseed Media ↗ PP
Ciidan ka tirsanaa Somaliland oo u goostay Waqooyi Bari
Ciidan ka tirsanaa maamulka Somaliland oo ku sugnaa deegaanka Yubbe ee goboka Sanaag ayaa maanta u wareegay maamulka Waqooyi Bari.
Ka akhri Puntland Post ↗ RJ
Ciidan iyo Saraakiil Somaliland ka tirsanaa oo ku biiray Maamulka Waqooyi Bari
Ciidan iyo saraakiil hore uga tirsanaa Somaliland ayaa la sheegay inay ku biireen Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, gaar ahaan deegaanka Yube ee gobolka Sanaag. Dhinaca kale, Dowladda Federaalka…
Ka akhri Radio Jowhar ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.