Golaha Wasiirrada oo ansixiyay magacaabista 4 xubnood oo Garsoorka Sare
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay 4 xubnood oo Golaha Sare ee Garsoorka ku soo biiraya, isagoo sidoo kale magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Tacliinta Sare.
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
Golaha Wasiirrada oo ansixiyay magacaabista 4 xubnood oo Garsoorka Sare
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay 4 xubnood oo Golaha Sare ee Garsoorka ku soo biiraya, isagoo sidoo kale magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Tacliinta Sare.
Golaha Wasiirrada oo ogoladaay xubnaha Golaha Sare ee Garsoorka
July 23 (Jowhar)-Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo ka duulaya soo jeedinta Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, waxay si aqlabiyad ah ku ogolaaday xubnaha…
DF oo baaq deg deg ah ka soo saartay dagaal beeleedka ka Socda Gobolka Sanaag
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war rasmi ah ka soo saartay dagaal beeleed ka socda deegaanka Dawaco ee degmada Badhan, Gobolka Sanaag, kaas oo u dhexeeya laba maleeshiyo beeleed. War-saxaafadeed…