Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Amni ka Sameeyay Shabeellaha Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Amni ka Sameeyay Shabeellaha Hoose

Shabeellaha Hoose – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutooyinka 27-aad iyo 17-aad ee Ciidanka Dhulka, ayaa howlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay deegaannada u dhexeeya Sabiid, Caanoole…