RJ
Radio Jowhar
· 1 saac ka hor

Guddoomiye Jaamac oo kulan la qaatay Xildhibaanada Soomaaliya ku metela Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya,Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Xildhibaanada Soomaaliya ku metela Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika…