SM
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo diiday jadwalka doorashooyinka heer federaal ee ay shaacisay Guddiga Doorashooyinka
Muqdisho — Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed (GMS) ayaa si cad uga horyimid jadwalka doorashooyinka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka, kaas oo…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗