Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Wafdi Ballaaran oo Ka Socda Uganda oo Muqdisho U Yimid Xoojinta Ganacsiga iyo Iskaashiga Labada Dal
Wafdi ballaaran oo ka socda dalka Uganda, kana kooban agaasimayaal, saraakiil iyo ganacsato, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayRG
Wafdi Ballaaran oo Ka Socda Uganda oo Muqdisho U Yimid Xoojinta Ganacsiga iyo Iskaashiga Labada Dal
Wafdi ballaaran oo ka socda dalka Uganda, kana kooban agaasimayaal, saraakiil iyo ganacsato, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗KT
Wafdi Uganda ka socda oo soo Gaaray Muqdisho
Wafdi ballaaran oo ka socda dalka Uganda ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo lagu qabanayo Madasha Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya iyo Uganda oo soconaysa 20-ka ilaa 23-ka…
Ka akhri Kaab TV ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.