Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo shaaciyay jadwalka doorashooyinka Hirshabeelle
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashooyinka hoggaanka iyo guddonnada dowlad-goboleedka Hirshabeelle, iyadoo hawlaha doorashadu ay…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo shaaciyay jadwalka doorashooyinka Hirshabeelle
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashooyinka hoggaanka iyo guddonnada dowlad-goboleedka Hirshabeelle, iyadoo hawlaha doorashadu ay…
Ka akhri Goobjoog ↗RJ
Jadwalka doorashada Guddoonka golaha wakiilada Hirshabele iyo hogaamiyaha iyo hogaamiye ku xigeenka Hirshabelle oo la shaaciyay
Jadwalka doorashada Guddoonka golaha wakiilada Hirshabele iyo hogaamiyaha iyo hogaamiye ku xigeenka Hirshabelle oo la shaaciyay Hogaamiyaha iyo hogaamiye ku xigeenka Hirshabelle ayaa doorashadoodu…
Ka akhri Radio Jowhar ↗SM
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo diiday jadwalka doorashooyinka heer federaal ee ay shaacisay Guddiga Doorashooyinka
Muqdisho — Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed (GMS) ayaa si cad uga horyimid jadwalka doorashooyinka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka, kaas oo…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.