JN
Jowhar News
· Siyaasad

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta yeelanaya kulan aan caadi ahayn

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa inuu yeesho kulan aan caadi ahayn, kaas oo la sheegay in lagu ansixinayo miisaaniyadda dowladda, xilli la diyaarinayo…