G
Goobjoog
·

OCHA oo khariidad cusub ka soo saartay meelaha Soomaaliya ugu nugul fatahaadaha El Niño

Muqdisho – Xafiiska Qaramada Midoobay ee Isku-duwidda Arrimaha Bani’aadantinimada (OCHA) iyo hay’adaha la shaqeeya ayaa aqoonsaday deegaannada Soomaaliya ee sida gaarka ah ugu nugul fatahaadaha la…