KT
Kaab TV
·

Xasan Sheekh: Mucaaradnimadii shalay iyo Madaxtinnimada maanta Maxaa isbeddelay, yaase ka run sheegaya siyaasadda Soomaaliya?

Siyaasadda Soomaaliya waxaa muddooyinkii u dambeeyay ka taagnaa dood xooggan oo ku saabsan isbeddelka mowqifka Xasan Sheekh Maxamuud, marka la barbar dhigo xilligii uu mucaaradka ahaa iyo waqtigan uu…