RG
Radio Galgaduud
· Ammaan

Howlgalka NISA iyo Saaxiibada Caalamka oo Lagu Dilay Horjooge iyo Saddex Maleeshiyaad ah oo ka Tirsanaa Kooxda AS

Howlgalka NISA iyo Saaxiibada Caalamka oo Lagu Dilay Horjooge iyo Saddex Maleeshiyaad ah oo ka Tirsanaa Kooxda AS

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa hawlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaannada Guulane iyo Al-Furqaan ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.…