RJ
Radio Jowhar
· Siyaasad

Shir lagu ansixiyay qorshaha qaran ee El Niño oo ka dhacay Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo diiradda lagu saaray u-diyaargarowga El Niño 2026–2027…