G
Goobjoog
· 1 saac ka hor

Muqdisho oo Laga Daahfuray Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed

Magaalada Muqdisho waxaa ka furmay shirka Qaran ee daahfurka Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, kaas oo diiradda lagu saarayo hirgelinta nidaam caddaaladeed oo si gaar ah uga jawaabaya…