G
Duulimaadyo u dhexeeya Puntland iyo Muqdisho oo Maanta baaqday kadib Shuruudda Kaarka Aqoonsiga NIRA
Duulimaadyadii gudaha ee u kala gooshi jiray Puntland iyo Muqdisho ayaa saaka baaqday, kadib markii la sheegay in dowladda Soomaaliya ay soo rogtay shuruud ah in rakaabka gudaha dalka u kala safraya…
Ka akhri Goobjoog ↗