RG
Radio Galgaduud
· 1 saac ka hor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Jabuuti, General Sakaria…