SM
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Ka Qaybgalay Munaasabadda Sannad-guurada Aasaaska Shiinaha
MUQDISHO – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay sannad-guurada 77-aad ee Aasaaska Jamhuuriyadda…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗