G
Goobjoog
· 1 saac ka hor

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO QAABILAY XUBIN KA TIRSAN AQALKA GOLAHA WAKIILLADA MAREYKANKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xildhibaan Darin LaHood oo ka tirsan Aqalka Golaha Wakiillada Dowladda…