G
Goobjoog
· Ammaan

Al-Shabaab oo Labaatan Sano Kadib Weli Caqabad Ku Ah  amniga Soomaaliya iyo AUSSOM oo su’aali ka taagantahay

In ka badan labaatan sano kadib markii Soomaaliya ay wajahday faragelinno iyo hawlgallo militari oo caalami ah, kooxda Al-Shabaab ayaa weli ah mid ka mid ah caqabadaha ugu waaweyn ee amni ee dalka.