RG
Radio Galgaduud
· Ammaan

Dowladda Soomaaliya oo 10 Qof ku Dartay Liiska Cunaqabataynta Maaliyadeed ee La Xiriirta Al-Shabaab

Dowladda Soomaaliya oo 10 Qof ku Dartay Liiska Cunaqabataynta Maaliyadeed ee La Xiriirta Al-Shabaab

Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada ayaa liiska qaran ee cunaqabataynta maaliyadeed ee cayiman ku daray 10 qof oo lagu asteeyey inay ku lug…