G
Goobjoog
· 1 saac ka hor

20 Senator oo aan fasax rasmi ah haysan oo ka maqnaa kulankii Aqalka Sare

MUQDISHO — Xafiiska Hab-dhowrka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray liiska 20 Senator oo ka maqnaa kulankii 1-aad ee Kalfadhiga 8-aad ee Aqalka Sare, kuwaas oo, sida…