Xasan Cali Khayre oo Ka Digay Dhaqdhaqaaqyada Ciidanka ee Lagu Beegsanayo Guryaha Madaxda Hore

Xasan Cali Khayre oo Ka Digay Dhaqdhaqaaqyada Ciidanka ee Lagu Beegsanayo Guryaha Madaxda Hore

Muqdisho – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa ka digay cawaaqibka ka dhalan kara dhaqdhaqaaqyada ciidan ee uu sheegay in lagu beegsanayo guryaha ay Muqdisho ka deggan…