Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo shir-guddoomiyey Golaha Wasiirrada, lagana hadlay amniga iyo qorshaha horumarinta shanta sano
Hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir-guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada ee maamulka, kaas oo looga hadlay arrimo muhiim u ah amniga,…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayRG
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo shir-guddoomiyey Golaha Wasiirrada, lagana hadlay amniga iyo qorshaha horumarinta shanta sano
Hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir-guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada ee maamulka, kaas oo looga hadlay arrimo muhiim u ah amniga,…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗SM
Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo ka shiray amniga iyo qorshaha horumarinta shanta sano ee soo socota
Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada maamulkaasi, kaas oo looga hadlay xaaladda amniga, horumarinta…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.