Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Ciidamada Dowladda oo Kaaraan ku Qabtay Gaari Siday Hub
Muqdisho – Ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ku qabtay gaari nooca Toyota Qooqan ah oo la sheegay inuu siday hub iyo rasaas badan. Gaariga ayaa…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Ciidamada Dowladda oo Kaaraan ku Qabtay Gaari Siday Hub
Muqdisho – Ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ku qabtay gaari nooca Toyota Qooqan ah oo la sheegay inuu siday hub iyo rasaas badan. Gaariga ayaa…
Ka akhri Goobjoog ↗KT
Hub lagu qabtay Kaaraan iyo baaritaan socda oo ku saabsan halka loo waday
Ciidamada ammaanka ayaa maanta degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ku qabtay gaari lagu sheegay inuu waday hub tiro badan, kaas oo lagu qariyay saddex jawaan oo saarnaa gaariga. Gaariga ayaa lagu…
Ka akhri Kaab TV ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.